Laftagareen oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii gobolka Sh/hoose & Ku-xigeenkiisa

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia C/casiis Laftagareen ayaa xilkii ka Qaaday Guddoomiyihii Gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) iyo Ku-xigeenkiisa dhinaca amniga. Wareegto ka soo baxday xafiiska Laftagareen ayaa sidoo kale lagu magacaabay maamul cusub oo bedelaya masuuliyiinta xilka laga qaaday. Laftagareen ayaa Maxamed C/raxiin Nuur u Magacaabay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Sh/hoose, halka axmed … Continue reading Laftagareen oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii gobolka Sh/hoose & Ku-xigeenkiisa